19th Ave New York, NY 95822, USA

Qaran News

Qaran News

Best Online Casinos

 


1. Sol Casino

Sol casino keyword

Free Sign-Up Bonus: 70 Free Spins ( Free Sign-Up Bonus Link )

 

First Deposit Bonus: 150% up to €/$ 500 ( Registration Link )

 

ENTER SOL CASINO

 


 

2. Fresh Casino

fresh casino

Free Sign-Up Bonus: 150 Free Spins ( Free Sign-Up Bonus Link )

 

First Deposit Bonus: 150% up to €/$ 1000 ( Registration Link )

 

ENTER FRESH CASINO

 


 

 

3. Jet Casino

jet casino

Free Sign-Up Bonus: 200 Free Spins ( Free Sign-Up Bonus Link )

 

First Deposit Bonus: 100% up to €/$ 1000 ( Registration Link )

 

ENTER JET CASINO

 


 

 

 

Qaran News

Suldaan Cunaaye oo dhulka Jiiday Wasiirkii Hore ee Madaxtooyada & Cali Guray

April 22, 2018, 8:55 pm

DAAWO: Barnaamijka Xog iyo Xusuus: Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa – Q.2aad

April 22, 2018, 9:01 pm

Somaliland la wada leeyahay doorasho iyo dagaal midkee lagu Heli karaa?

April 22, 2018, 9:30 pm

S/LAND LA WADA LEYAHAY DOORASHO IYO DAGAAL MIDKEE LAGU HELI KARA?

FAALO
QAYBTI 2AAD

Shirka walaalaynta iyo Nabadeeynta beelaha Waqooyi, kaasi oo qabsoomay horaanti bishi 5aad 1991-kii, waxa aanu socday muddo afar cisho ah. Talooyinkii shirweynahaasi laga soo jeediyey wuxuu ka koobnaa hal beeyj waxana golaha ka akhriyay xooghayihi Guud ee shirka Aadan Axmed Diiriye (adan barandho) waxaanu Ku bilaabey sidan “Shirka Aayo-ka-talinta Beelaha Woqooyi ee uu gogosha dhigay gudomiyihii SNM Cabdiraxaman Axmed Cali((Cabdiraxmqan-tuur)) oo ay so ajiiben Guurtida, Suldaammada, Odayaasha iyo waxgaradka kale ee Beelaha Woqooyi oo maanta lagu qabtay magaalada Burco. Waxa shir-guddoon ahaa Sheekh Ibraahin Sheekh Yuusuf Sheekh Madar.
Qodobbadii shirkan ka soo baxay oo ahaa lix qodob
1. In Waqooyi gaar isu taago oo aan la raacin Koonfur
2. In lagu dhaqmo shareecada Islaamka
3. In la sugo nabadgelyada Woqooyi
In si dhakhso ah loo dhiso dawlad Woqooyi
5. In golayaasha ururka iyo dawladda si caddaalad ah loogu qaybiyo Beelaha Woqooyi
6. Arrinta nabadgelyada Sanaag in si gaar ah wax looga qabto, loona saaro guddi gaar ah.
Waxa sidoo kale jiray Qodob toddobaad oo ay mujaahidiintu soo jeedisay oo la xidhiidhay amaba ku taxnaab in Mujaahidiinta qaddarinta iyo mudnaanta la siiyo marka shaqooyinka la bixinayo oo la ogolaaday.
Magacyadii Xubnihii saxeexay gooni-isu-taagga Somaliland ee ku qornayd warqaddii xambaarsanayd go’aanka la soo noqoshada madax-bannaanida waddanku waxay kala ahaayeen toddoba iyo toban qof oo uu weheliyo Xoghayihii Shirku.
Markii ergada shirkii Burco uu Xaaji Aadan Axmed Diiriye (Baradho) oo ahaa xoghaya shirku u akhriyay natiijada shirka madax-dhaqameedka, waxa ay mujaahidiintu soo jeedisay qodob toddobaad oo ah: In mujaahidiinta SNM la siiyo mudnaanta xagga shaqada, kaas oo la oggolaaday.
Waxa isaguna qabsoomay Shirkii Golaha Dhexe ee SNM, waxa la soo hordhigay go’aamadii shirkii Guurtida, waxa Golaha dhexe culays lagu saaray in ay ansixiyaan go’aamada ka soo baxay Guurtida, gaar ahaan qodobka madax-bannaanida Somaliland, sidaas ayuu Cabdiraxmaan Axmed Cali “Tuur” ugu dhawaaqay la soo noqoshada xorriyaddii Somaliland ay Ingiriiska ka qaadatay 26/Juun/1960-kii. Waxa lala oogsaday sacab iyo mashxarad.
Go’aannada ugu waawayn ee shirkaas ka soo baxay waxa ka mid ahaa:
1.In guddoomiyaha SNM noqdo madaxweynaha Somaliland, Guddoomiye-ku-xigeenka SNM-na noqdo Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, xilkana ay hayaan muddo laba sanno oo kala guur ah
2. In SNM xilka hayso muddo laba sannadood ah oo kala-guur ah: 18/5/1991 ilaa 18/5/1993.
3. In muddaddaa labada sanno ah lagu diyaariyo dastuur afti lagu ansixiyo.
4. In Golihii dhexe ee SNM oo lagu kordhiyay xubno ka soo jeeda beelihii aan SNM ahayn oo noqdo Golaha Cusub ee Wakiillada Somaliland muddadaa labada sanno ah.
5. Waxa kal-fadhigii 2-aad oggolaaday Golihii Wasiirrada ee Madaxweynuhu soo hordhigay.
Ku-Dhawaaqistii Gooni-isu-Taaga Soomaalilaan.
Shirkaasi wuxuu bilaabmay goor casar ah, gaar ahaan, Guriga shirku ka socdey wuxu Ku yaalay xafada shacabka Burco oo u dhow jamacada burco Shirkan oo u gadhwadeen ka ahaa hogaamiyihi SNM Cabdiraxaman Tuur iyo Ku xigeenkisi Xassan Ciise Jaamac waxaanu gudoonka u magacaabey guddoomiye ku xigeenkii SNM Xasan Ciise Jaamac, oo Shirka hogaaminayay Waxaan goobti Shirka ka sheegay in shirkani yahay mid lagu walaalaynayo shacabkii Soomaalilaan ee taliskii Max’ed Siyaad hubka isugu dhiibay.
Dhinaca Golaha Guurtida waxa Guddoominaayey Sheekh Ibraahin Sheekh Yuusuf.Xooghayaha Guud ee shirka Wuxu ahaa Aadan Axmed Diiriye((Adan barandho))………………

La soco qayba Danbe

Qalinkii: Khadar Kaariye Cune

Maxamuud Xaashi waxa ay ahayd in uu dhuunto ee may ahay in uu umadda hor yimaado

April 22, 2018, 9:35 pm

MAXAMUD XASHI ILAYN DOQONI QIIQ KAMA KACDEE DAMANKAY MEER MEERISAA WADDANKII WAAD CUNTEENE MAXAAD MAATADA UGA TAGTAY

Maxamud xaashi ayaa todobaadkani soo hor fadhiistay TV yada halkuu iska qarin lahaa maatada uu dhacay hantidooda iyo Qarankii uu denbiga ka galay waa ninka isle cid eeda ka dulqaad Odaygii aan waxba kala ogayn ee uu qalinkiisa iyo saxeexiisaba ku shaqaysan jiray, waxaa la yidhi fiintu roobka soo socday ka sii oydaa waxaa uu ogyahay hadii siilaanyo maxkamad la horkeeno in aanu ka baxsanayn ee uu soo gelayo qoolka markaa waa inuu xamar iyo meeshuu isgu wax la saxeexday cid kale ku tisaa.

Somaliland aan xasileyninee samada xiimeysa

Somaliland xalaashii yartahoy badatay xaaraantu

Somaliland xishood ceeb yahoo lagu xikaayeysto

Somaliland xumaantii gar tahay xaquna duugoobay

Somaliland ninkii Xararba taga kuba xujoobaayo

Somaliland midkii reerka xada loo xadreynaayo

Somaliland xannaannaduba tahay xaalufkiyo boobka

Somaliland maxamudkii xaday manta faro fiiqay

Somaliland nin xuutaan ahaa xoog ku faanaayo

Somaliland Xaabley iyo Injiri hargaysa ka tookheyso

Inkastoo xurgufo hoose iyo qabiil laysu xulufaystay

Mar haddii fartii iyo ishii kaadhka xukuntan loo diiday

Waxaa ragg u liita nin danbas ka kacay oo dhuxushii noolayd dadka ka bakhtiiyey oo hadana isa soo hortaaga waxaa hadlay wasiirka arrimaha debeda ee imaaraadka waa la wada dhegaystay maxaa maxamud xashi inoo hayaa ee inoo sheegayaa isagaa wax loo saxeexaye muu ka jawaabo intuu is leeyahay belayaayaa kugu soo bixi aad cuntay kolayn calafsan maayee maataduu dhacayna way ogyihiin illahayna (sw) waa arkaa

Xuunshada sideedii qof cuna xaabka soo uraya

Xayawaanno duni waa jiraan xoor wax dheeryahaye

Kan xaraarad hooggeen u qaba xasarad sii socota

Ee xaseyso weli maal lahow xaasid baad tahaye

Xaakada bukaannada ildaran xiito waayeel ah

Xaamilada ilmeyneysa ee uu kufrigu xaydxeyday

Xaafidul-Quraannada gubtee xaabo laga yeelay

Ubad xabadka laga toogtay iyo xiidmahaa daadsan

Xinjiraha qulqulayaba haddaad xilal ku dooneyso

Yey kaa xargagin ee intaad xaabsatoo kariso

Meydkooda xago oo ka dhereg xaalku kaa murugye

CABDI CALI OBSIYE

Sidii Xisbiga Waddani Xilalka & Xubnimadii xisbigaba uga xayuubiyey Raxan KaadiriinXubno ka falaagoobay

April 23, 2018, 5:18 am

Saleebaan Gaal oo shaqadii ka joojiyey Suldaan ka mida Golaha Guurtida,Muxuuse ku qoonsaday

April 23, 2018, 6:00 am

Dhabada ay diyaaradahu ka haadaan ee Hargeysa oo roobabku jareen noqotay a biyo mareen

April 23, 2018, 9:14 am

Dhanka bari ee dhabada diyaaradahu ka haadaan ee madaarka Hargeisa ayaa ay roobabku qodeen Isla markaasina ay khasaare laxaadleh u gaysteen.

Qaybtani uu hada khasaarahu soo gaadhay ayaa ah qaybtii cusbayd ee UU dhisay wasiirkii hore ee duulista iyo hawada ee Somaliland mudane Maxamuud Xaashi, iyada oo shirkadii dhistayna uu lahaa nin ay ilmaadeer ahaayeen Axmed Siilaanyo, iyada oo qandaraaska xiligaasi lagu siiyay naas nuujin.

Wararka aanu helayno ayaa sheegaaya in Maareeyaha Guud ee Hayadda Duulista iyo Madaarada uu isku dayay in uu la xidhiidhay cidii dhistay dhabada madaarka si ay u dayac tirsan, has ahaatee la waayay shirkadii ninkii watayna uu Suldaan noqday.

Waxana uu Maareeyaha Guud ee Hayadda Duulista iyo Madaarada uu degdeg ula xidhiidhay dawlada hoose ee Hargeysa si ay u dayac tirto dhabada madaarka, taasi oo ayna wax khibrad ah u lahayn.

Sawir ay hawada soo dhigeen xuuraamiyiinta xisbiga Waddani ee xaga hoose mara

April 23, 2018, 1:48 pm

Sawirkani waa wasiirkii hore ee madaxtooyada Maxamuud Xaashi iyo xoghayahii hore xisbiga Waddani, doorashadii wax yar Ka hor.

Sawirkani ayaa waxa baraha bulshada dhigay xuuraamiyiinta xisbiga Waddani oo Uurcadde Ku sheegay laba we’d, iyo nin hada ciin daaqay.

Barnaamij Xasaasiya:Dib-u-milicso Gudoomiye Cirro & Donald Turmp

April 23, 2018, 8:33 pm

Koox Maafiyo ah oo Soomaaliya hub qarsoodi ah geysay oo lagu xukumay Mareykanka+Sawirro

April 23, 2018, 8:43 pm

Koox Maafiyo ah oo Soomaaliya hub qarsoodi ah geysay oo lagu xukumay Mareykanka+Sawirro

Maxkamad ku taal Manhatten, New York ayaa waxaa ay xukunno ku riday saddex nin oo askar hore Mareykan ah iyo kaaba-hoodii kuwaas oo caalamka uga howlgali jiray qaab “mafiyo” islamarkaana ay maxkamaddu ku eedeysay fal-dambiyeedyo ay ka mid yihiin, dilal, ka ganacsiga daroogada, hub iibin iyo qorsheyn ridid dawlado.

Nimankan oo lagu kala magacaaboJoseph Hunter, Adam Samia, Carl Stillwell iyo kaabba-hooda Paul Le Roux ayaa waxaa la soo kale xidhay xilliyo kala duwan, waxaana labo ka mid ah lagu xidhay dalka Mareykanka 2013-kii xilli ay kasoo laabteen howlgal lagu khaarajiyay haweeney u dhalatay dalka Filippin oo sida la sheegay dahab ka xaday madaxa kooxda Paul Le Roux.

Paul Le Roux oo isagu ah kaabbaha kooxdan ayaa lagu soo qabtay howlgal qorsheysan oo lagu siray sannadkii 2012-ka kaas oo ka dhacay Afrika, gaar ahaan magaalada Manrovia ee dalka Liberia.

Ninkan ayaa waxaa siray sirdoon ka tirsan waaxda daroogo-ka hortagidda Mareykanka ee loo yaqaa “Drug Enforcement Administration (DEA)” kuwaas oo isaga soo dhigay koox Colombian ah oo daroogada ka ganacsata.

Le Roux oo ay booliska wareysi la yeesheen ayaa u sheegay warbixinno ay la amakaageen kuwaas oo ay ka mid yihiin in uu hub khatarta ah ka iibin jiray dowladda Iran, in uu 200 oo jabhad ah ka aas-aasay Soomaaliya uuna hubeeyay, in uu xarun qarsoodi ah uu ku lahaa Soomaaliya, in uu hub qarsoodi ah ku iibin jiray Soomaaliya iyo in uu inqilaab lagu ridayo dowladda ka sameyn rabay jasiiradda Seychelles.

Mar ay maxkamadda wax ka weydiisay waxa uu u sameynayay waxaas oo dhan ayuu ku jawaabay in ay aheyd oo kaliya lacag islamarkaana ciddii lacag haysatay uu la macaamili jiray.

Laguma cadeyn warbixinta cidda ama goobaha uu Soomaaliya kaga howlgali jiray.

Ninka isna howlgal qorsheysan lagu soo qabtay sannadkii 2013-ka oo kooxda ka tirsan ayaa ah Joseph Hunter (sawirka kore) kaas oo ciidamada komandosta  Thailand ay kasoo qabteen magaalada Bangkok.

Hunter ayaa lagu xukumay 20 sano oo xadhig ah.

Sawirka Todobaadka:Siilanyo & Kornayl Muuse Biixi Vs Anwar Qarqaash &…

April 23, 2018, 8:46 pm

Sawirka Todobaadka

Warbixinta kooban ee  Af-hayeenka khaaska ee Madaxweynaha JSL Muuse Bixi Cabdi Akhriyey Maalinnimadii Axda   Waxay aheyd   mid wax  u dhimaya  Hanaanka iyo Hogaanka  Dawladnimada JSL?

April 23, 2018, 8:49 pm

Warbixinta kooban ee  Af-hayeenka khaaska ee Madaxweynaha JSL Muuse Bixi Cabdi Akhriyey Maalinnimadii Axda   Waxay aheyd   mid wax  u dhimaya  Hanaanka iyo Hogaanka  Dawladnimada JSL?

Waxa ka muuqday  Warbixinta koobneyd ee Af-hayeenka, Madaxdweynaha JSL Shalay Axdii uu  ,Akhriyey inay aheyd mid mugdi  weyn  oo  ka shakigiisa  iyo layaab kii sa ba leh   ! Kuma darin hadii ay tahay  Hab-cusub oo Madaxweyne  Muuse Bixi Cabdi curiyeey oo ka qayb ah Siyaasadiisa  iyo Hababka uu doonaayo inuu Dalka ,ku hago,kuna hogaansho .

Meesha mugdiga weyni ku jira waxa weeye waxa Af-hayeenku yidhi: Wafti balaadhan oo  Khaliijka Carabta, ka socda ayaa Madaxweynah  Qaranku Md Muuse Bixi qaabilay. Waxayna Waftiga Khalijka Carabtu  raali-galin ka bixiyeen hadalkii uu yidhi  Wasiru-dawlaha Arimaha debada ee Khaliijka Carabtu ee shakiga iyo u qaadan waaga  ku dhaliyeey Ummada JSL  walin hadal heyntiisi iyo  qaada dhigisi si weyn bulshadu isugu dhiib dhibayso ama isu la wadaagayso .

Waxaan Caqliga saliimka ah aanu qaadan karin rumaysan karina ayaa loo dhiibay Inan ka dhalinyarada ah ee ku Magcaaban Af-hayeenka gaar ka ah ee Madaxweynaha JSL.  Ila  hada Ummada   Jamhuuriyad Somaliland ee caadiag ahi waa yaabsan tahay waxa   Axda Maalinnimadeed  Warbixinta ka soo  yeedahay Aqalka dalka looga arimyo ee Madaxtooyada .

Waxayna tahay ta yaabka iyo Amag-kaaga keentey  in inaan la arag wax wafti lagu tilmaami karo oo Dalka Garoonkiis, Diyaaradu ka haadan kan soo degaan laga soo galbiyeey amaba loo sii galbiyey .

Ta kale side ayeey u dhici karta ayaado arinta muranka iyo shakiga abuurtay ay taagan tahay?  Xukumada Muuse Hogaamiyaha ka yahay lagu eedeynaayo inay Qaranka ,Hog iyo Hadaan u qoday xukumadii kulmiye hore ta Maantana,  iyadu ciida ku sii rogtay u qarin karaan  wax eedaha  ka difaaci kara Ummadan qalbiga iyo quluubta u dejin kara .  Halka waxa markiiba kaga soo boodaya inaan wax Wafti ah oo  dalka yimi aanu jirin .  Waxa intaa dheer maxay tahay  in la arki kari waayo wafti balaadhan ?waa sida uu hadalka u yidhi  inanka Af-hayeenka ku magcaabiniye oo ay ula hadli- waayeen Warbaahinta maxaliga ee Dalka ka howl gasha  ee  baahida weyn ee Ummadu u qabto dhab ahaanshq arimaha  la xidhiidh emaaradka u taqaan sidii ay  uga ha qabtiri lahaayeen ama ugu soo gudbin lahayeen sida dhab ah ee wax u jiraan una dhaceen .

Waxay  dhacdani ay Qaranka ku tahay dhabar jab iyo dumis iyo yasid jiritaank Ummada iyo Dalkaba!, hadiiba  Wafti heer Caalami ah oo Dalka soo gaadhay dalka ay donaan ha ka socdaan waxay donaan ha u socdaane  aaney la Wadaagi karin  Warbaahinta madaniga ah ee Dalka gudihiisa ka howl gasha mid Dawladu leedahay iyo mid gaar loo leeyahay ba.    Si kasta ha ahaate waxa  iyadun aan wali suurto galin in  Xukumadu Muuse hogaamiyo  aaney  mawquf cad  ka qaadan  sidii ay cadeyn cada Ummada u soo hordhigi laheyd  ugan gar-bixi lahayd  arimaha fartu ku godan tahay ee kow ka tahay   Berbera Dekedeed balaadhinteed  iyo  Xerada ciidamada ee la yidhi waxa la siiyey loona hibeeyey Emaaraka carabta .

                                Gebo-gabadii .

Xukumadu waxay ka gows adeygaysa inay tidhaahdo waxa na soo gaadhay warqad ay Emaaradku Email noogu soo direen oo odhaneysa waxii  Madaxtooyadu u soo qoratay Af-hayeen gaarka ah ee Madaxweynaha ee  Maalinimadii Axda warbixinta yar akhriyeey . waxayn xukumada yar buur burto waxii email Emaarku ugu soo qoreen waa sida ugu dhow ee wax u dhici karan ay un badan tahay . Waxa Xukumadu warka uga  dhigeysa Ummada  waa mid  marag u ah waxa la hadoodilaayo iyo halka emaraadku ka joogo Jamhuuriyad  Somaliland iyo qadiyadeed. Sida aan filayo  Xukumadii Muuse hogaanka u hayo isa sheegatay iyadaan cidba sheegin . waxayna tidhi  waad aragtaan waxay tahay runtu ama diida ummaday ama yeel! Oo aniga waxb hayga sugina ileen waad I aragtaane.

 Abokor mohamud

abokorm@hotmail.co.uk

Bolton Uk

Waa Bilaahi Towfiiq

The Ghost Envoy: The lie that did not pass

April 23, 2018, 8:55 pm

The Ghost Envoy: The lie that did not pass

Spokesperson of the president reporting on the alleged UAE delegation

Finally, Kulmiye is too clever for their own detriment.For the last eight years this party has bet on the gullibility of the public to shamelesly lie to their face, telling them what the people wish to hear. For instance, on their visits to Somaliland, western ambassadors to Somalia are casualy introduced to the public as the representative of the country in Somaliland and Somalia.

But this time, they have gone too far. Today, one thing is obvious and that is the government is lying about the nature of supposedly UAE delegation the president has receivd yesterday.

The government’s narrative is that a high level delagation consisting of 12 persons met the president and apologized for remarks made by UAE minister last week. Allegedly, the delegation also promised to lift ban on Somaliland livestock exports, train and equip Somaliland forces and faciliate free movement of people and goods between the two countries.

All this is good news, but many citizen are not having any of it.  That is mainly due to the secrecy surrounding the identity and the ranks of the delegation. Apart from being twelve persons and of high-level, the government failed to release any more details. There were no joint press conference after the meeting. Journalists were not provided photographs of the delegation along with the press release.

All we know about the envoy comes from the spokesperson of the president in a video posted on his Facebook page. The ministry of foreign affairs reiterated spokesperson remarks today.

This is remarkably different than how usually Somaliland receives dignitaries and how they are presented. Normaly, journalists are invited to the reception or photos of the event are posted online.

There is also the matter of inconsistency in the press releases of the president’s spokesperson and the press release of ministry of foreign affairs. While the presidency mentions the establishment of kidney hospital, and public servants  training provided by UAE, Ministry of Foreign Affais does not.

On top of cherry, the UAE side is yet to make statement regarding the alleged delegation.

The final blow then came from an online tabloid newspaper, Qarannews, which reported that the delegation is not political at all, but consists of junior officials in DP World and the Djiboutian businessman Abdirahman Boore.

At this juncture, one might wonder, what would compel the government to so blatantly lie to its people. A little background information explains it all. Last week, the UAE state foreign minister told BBC Arabic that Berbera military base and port deals came to being thanks to understanding with the Federal Government of Somalia, and that UAE did not have any communication with Somaliland. This embarrassed the Kulmiye who for long played the card of patriotism against the opposition. Suddenly, Kulmiye became a suspect of relinquishing the sovereignty of the country.

Uncharacteristically, Waddani party has not let the chance go by. Abdirahman Irro called for the resignation of Muse Bihi and the trial of ex president Ahmed Silanyo  for high treason immediately after the revelation.

That must have had thrown the government of tracks. In a desperate attempt to safe face Muse Bihi have grossly underestimated the intelligence of the people and orchesterated this sham. This time, I am glad to say, people know better. People are  mocking the ill prepared and executed sham on social media.  There are jokes and buns about the invisibility of the delegation, stolen photographs of the event that mirrors the theft of the constitution of Somalia that was revealed recently. Some people are even wondering the existence of a ghost country which is also called UAE that sent a ghost envoy to Somaliland.

This time the lie did not pass. I am happy for that, but what is keeping me awake tonight is the question of what else, of higher consequences, is this government lying about? I can’t be the only one wondering that.

Cabdillaahi Xasan Jaamac

Hal adayga WADDANI ha la yaabin Maandhow, jawaabida Guddoomiye Cirro ee ay safka u soo galeen rer Tolkay iyana sax maha.

April 23, 2018, 9:08 pm

Hal adayga WADDANI ha la yaabin Maandhow, jawaabida Guddoomiye Cirro ee ay safka u soo galeen rer Tolkay iyana sax maha.

2001 markii Jamhuuriyadda Somaliland u guurtay nidaamka Axsaabta badan Inta xasuusata ee siyaasadda ehelka u ahi waa ogayd wixii Dalka Somaliland ka socday, ururkii ASAD oo uu Guddoomiye ka aha Saleeban Maxamuud Aadan Guddoomiyaha guurtida ee hadda afhayeena uu ka aha Maxamed Kaahin Axmed Wasiirka arrimaha gudaha ee maantu, wuxuu tageerada ugu badan ka haystay beesha Bariga Burco, maalintaas ururkii ASAD meel ka daran halku WADDANI taagan yahay ayuu siyaasadda ka joogay, wuxuu diiday inuu koomiishankii doorashooyinka u hoggaansamo oo uu is diwaangaliyo, wuxuuna ku baqaay shir beeleed in lagu kala baxo, waxa ku raacsana dhammaan Saladiinta Habarjeclo. ASAD waxay ku doodaysay in Dastuurka, maxkamadaha, iyo haykalka dawleed ee Maxamed Xaji Ibrahim Cigaal hoggaaminaayay ahayd shaadh Nin toshay oo aan doorasho xor iyo xalaal ah lagula gali karin.

Wakhtigaas waxa Saleebaan Maxamuud Aadan laga guntay “Ragg allow waxan nin u aqaana cidda lafaheena kala badbaadisa “. Madaxweyne Cigaal isna waxa laga guntay isagoo la hadlaaya Saladiinta Habarjeclo iyo ururkii ASAD “Si qaawan ayaynu u wada hadli doona”.

Iyadoo halkaas taagan ayuu Madaxweyne Cigaal alle oofsaday May 3, 2002-kii. Maanta haddii uu WADDANI cadaalad darro tirsaday oo uu yidhi Koomiishan doorsho oo aan dhex ahayn doorasho noo qaban maayo, haddii uu mashariicdi humaaga ahayd dalbaday in Ummadda loo cadeeyo ma dayrkii maka ayuu gubay, maxa maalintaas oo kaarka kursigu Beeshayda shidaayay ay rer u noqon wayeen maantana uu WADDANI rer u noqday, ma saxba in ay 6 Masuul Cirro u jawaaban halka Beesha Habar Awal aanu qof qudhi Muuse Biixi ka difaacin eedihi Guddoomiye Cirro u jeediyay? Mayee sax maha WADDANI maanta ayuu mucaarid dhaba yahay waanan ku garab taaganahay anigu Guddoomiyahayga dhaliisha iyo hal-adayga Mucaaridnimo. Somaliland waxay Somaliland ku noqonaysa in aan laysu dawladayn Dalkana la kala yeelan, cid gaar ahi Dalkan uma soo halgamin mana laha, Soomaaliya ayaa lala socda iyo Cirro iyo rerkiisu waa Soomaaliweyn uu Wasiirkii Madaxtooyada ee hore Maxamuud Xaashi ku hadaaqayay iyo Madaxa ayaanu WADDANI dhulka ugu dhufanay oo wuxuu la dawakhsan yahay sidaanu Doorashadi uga xoognay waxan u arka hadal nacasnimo ah oo aan faan ahayn…

Aniga warkaygu waa kaas.

Tusan

Muniir Axmed Cigaal.
Birmingham/UK.

Siyaasi Buubaa oo dhulka la jaray Wasiirada ugu tunka weyn Xukumada Kornayl Muuse Biixi

April 24, 2018, 5:13 am

Sawirka Maanta:Faallo Xaraabe & Xiiso leh

April 24, 2018, 5:24 am

Sawirka Maanta:Faallo Xaraabe & Xiiso leh

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo shaaciyey in Heshiiska Dekeda & Saldhiga Berbera Xasan Sheekh saxeexay

April 24, 2018, 5:37 am

Wasiir Guribarwaaqo oo ka cararay aqalkiisii degayna Hotel!!!

April 24, 2018, 8:40 am

Wasiirka warfaafinta xukumadda Muuse Biixi Mr Guribarwaaqo ayaa ka qaxay aqalkii uu deganaa ee ku yaalay magaalada Hargeysa.

Wasiirka ayaa degay mid ka mid ah Hotel-eelada magaalada Hargeysa oo ayna ha haboonayn in la magacaabo amnigiisa awgeed wasiirka ayaa sidoo kale la laban laabay amnigiisa waana shaqsiga Labaad ee xukumadda Somaliland ugu ilaalada culus marka laga reebo madaxweynaha.

Cabsidani iyo is ilaalintani xoogan ee la soo gudboonaatay wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ka danbaysay, kadib markii ay hanjabaado iyo hadalo xoogani uga yimaadeen buug uu qoray oo lagu aflagaadada haween iyo dadkaleba.

Macalinka TV-ga Qaybtii Sadexaad baro sharciga

April 24, 2018, 8:56 am

African Development Bank launches “Say No to Famine” project in Somalia

April 24, 2018, 9:53 am

African Development Bank launches “Say No to Famine” project in Somalia

The goal: food security and healthy food for all Africans

Mogadishu, Somalia, April 24, 2018 – The African Development Bank’s Deputy Director General for East Africa, Nnenna Nwabufo, represented the institution at the launch of the Say No to Famine – Short-Term Regional Emergency Response Project (STRERP) for Somalia.

As a response to food security, the Bank has supported the people of Somalia, mobilizing approximately US $34 million (25 million Units of Account), from both the Transition Support Facility of the African Development Fund and the regional envelope. The STRERP project aims to provide emergency food assistance, fodder for pastoralists and medical supplies to about 800,000 Somalians, who are most vulnerable to the impact of the drought. It also puts in place the preliminary building blocks to strengthen links between the production, distribution and consumption hubs of the food systems in the affected regions, leading to increased system-wide efficiency and longer-term resilience. STRERP Somalia aims to immediately address the humanitarian needs of those affected by drought and famine.

Elmi Omar Aainsane, Acting and Deputy Minister of Humanitarian Affairs and Disaster Management, welcomed the invited delegates on behalf of the Federal Government of Somalia. He particularly commended the African Development Bank for its timely action against famine in the region, assuring that the assistance would get to the beneficiaries.

Speaking on the occasion, Nwabufo underscored that the Bank’s response demonstrates its commitment to supporting and assisting its Regional Members Countries (RMCs) that are severely affected by prolonged drought periods and unstable food production systems.

“Food security and healthy food for all in Africa, that’s what the African Development Bank strives for through its many projects and work in Regional Member Countries,” Nwabufo said.

The meeting also brought together representatives from the Intergovernmental Authority for Development (IGAD), Save the Children, and the United Nations; Ministers from the Federal and Member States, as well as public servants from different Ministries in Somalia.

Leave a comment